Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

Curious Learning Org
2021年08月14日
  • 44.1 MB

    ファイルサイズ

  • Android 4.1+

    Android OS

このQuudi Cirfiidka! (Af Soomaali)について

Ciyaar Waxbarasho oo abaalmarin heshay oo ku caawin caruurta barashada akhriska!

Quudi Cirfiidka Waxay ilmahaagabaareysaa asaaska akhriska。Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!

WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?

Quudi Cirfiidka Waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah ‘ciyaar si aad Wax u Barato’ si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida Wax loo akhriyo.Carruurtu Waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska。

WAA LACAG LA'AAN SOO DAJINTA、WAX XAYAYSIIN AH MA JIRO、WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO!

Dhammaan maadada waa 100% lacag la’aan、wasa Sameeyey Literacy Nonprofit Curious Learning、CET iyo Apps Factory

QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:

•Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh

•Ciyaar hab ra acid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida

•Ciyaarta xasuusta ereyada

•Heerar「Codka kaliya」oo tartan leh

•Warbixinta horumarka waalinka

•Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah

•Cirfiidyo la aruurin karo、isbedalaya、oo xiiso leh

•Waxa loo Sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed

•Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan

•Ma jiraan Wax xayeesiin ah

•Loo ma baahno ku xirid Internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA

Cayaarta Waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka。Waxay isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka mid tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ahorumka si horagu hiOo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada、wasaa loo sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista、dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta。

Quudi Cirfiidka Wasaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norway si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria。App-ka asalka ah ee Carabiga Waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory、CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada、iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah。

Quudi Cirfiidkawasaa u badelay ama نu habeeyey af Ingriiska Curious Learning hay'ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oowastarhan leh taloobalooWaxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah、wax sameeyayaal、iyo Waxbarayaal oo xooga saaraya in ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta Waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo taasoo ku salyoan kaean 0 xay ku salyoan kaean kaday 0 iyo ku salyoan kaleyan kaday in ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta

もっと見る

最新バージョン 9 の更新情報

Last updated on 2021年08月14日
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
もっと見る

ゲームプレイとスクリーンショット

  • Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) ポスター
  • Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) スクリーンショット 1
  • Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) スクリーンショット 2
  • Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) スクリーンショット 3
  • Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) スクリーンショット 4
  • Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) スクリーンショット 5
  • Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) スクリーンショット 6

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) APK 情報

最新バージョン
9
カテゴリー
教育
Android OS
Android 4.1+
ファイルサイズ
44.1 MB
Available on
APKPure で安全で高速な APK のダウンロード
APKPure は署名検証を使用して、ウイルスフリーの Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) APK ダウンロードを保証します。
APKPure アイコン

より多くのゲーム報酬と割引を得るためにAPKPureアプリをダウンロードしてください

Android で XAPK/APK ファイルをワンクリックでインストール!

ダウンロード APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies