Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) ikon

9 by Curious Learning


Aug 14, 2021

Mengenai Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

Ciyaar waxbarasho oo abaalmarin heshay oo ku caawin caruurta barashada akhriska!

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!

WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?

Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah 'ciyaar si aad lilin u barato' si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo dalam ay bartaan sida lilin loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.

WAA LACAG LA'AAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA Jiro, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA Jiro!

Dhammaan maadada waa 100% lacag la'aan, waxa sameeyey Literacy Kebajikan Learning Curious, CET Iyo Apps Factory

QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:

• Xujo codad oo sii jiidaso Iyo xiiso leh

• Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska Iyo qorida

• Ciyaarta xasuusta ereyada

• Heerar "Codka kaliya" oo tartan leh

• Warbixinta horumarka waalinka

• Isticmaale-kala-Duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah

• Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh

• Waxa loo sameeyey si loo horumariyo xirfadaha Dareen-dhaqameed

• jiraan Ma App-la-socda oo la iibsan

• Ma jiraan lilin xayeesiin ah

• Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA Ayaa U SAMEEYEY ILMAHAAGA

Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado Cilmi-baaris Iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay Isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka pertengahan tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-Arko, Iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan dalam ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo sameeyey dalam lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada Iyo horumarinta Dareen-dhaqameedka ee carruurta.

Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norway si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Kilang, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, Iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.

Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama ن u habeeyey af Ingriiska Curious Learning hay'ad oo aan faa'iido Doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka Maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay Koox Cilmi-baarayaal ah, lilin sameeyayaal, Iyo lilin barayaal oo xooga saaraya dalam ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn Iyo xog (macluumaad) - waxayna ka shaqeynayaan inay ku keenaan ama ku soo bixiyaan App-ka Quudi Cirfiidka 100 Iyo dheeraad luuqado-leh-saameyn ee luqadaha adduunka.

Terjemahan Memuatkan...

Maklumat PERMAINAN tambahan

Versi Terbaru

Minta Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) Kemas kini 9

Dimuat naik oleh

Babyss Ma

Memerlukan Android

Android 4.1+

Available on

Dapatkan Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) melalui Google Play

Tunjukkan Lagi

Apa yang baru dalam versi terkini 9

Last updated on Aug 14, 2021

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Tunjukkan Lagi

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) Tangkapan skrin

Memuatkan Komen...
Bahasa
Langgan APKPure
Jadilah yang pertama untuk mendapatkan akses kepada pelepasan awal, berita, dan panduan permainan dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, Terima kasih
Daftar
Berjaya berjaya!
Anda kini melanggan APKPure.
Langgan APKPure
Jadilah yang pertama untuk mendapatkan akses kepada pelepasan awal, berita, dan panduan permainan dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, Terima kasih
Daftar
Kejayaan!
Anda kini melanggan surat berita kami.