Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)
Acerca del Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)
Ciyaar cera barasho oo abaalmarin heshay oo ku caawin caruurta barashada akhriska!
Quudi Cirfiidka encerado ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!
WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?
. Carruurtu encerado jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
WAA LACAG LA’AAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA JIRO, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO!
Dhammaan maadada waa 100% lacag la'aan, cera de alfabetización sin fines de lucro Curious Learning, CET iyo Apps Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
• Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh
•Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida
• Ciyaarta xasuusta ereyada
• Escuchar "Codka kaliya" oo tartan leh
• Warbixinta horumarka waalinka
•Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah
•Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh
• Waxa loo mismo ojo si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
•Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
• Ma jiraan cera xyeesiin ah
• Loo ma baahno ku xirid internetka ah
KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta encerado ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka mid tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan in ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, ceraa loo mismo ojo en lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka ceraaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Noruega si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga ceraaa loo mismo ojo si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
. Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, cera mismoeyayaal, iyo cera barayaal oo xooga saaraya in ay ku siiyaan caruurta meel ku soa Keinbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn iyo xog (macluumaad)
Novedades más recientes 9
Información de Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) APK
Versiones Antiguas de Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) 9
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) 5
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) 3
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) 2
Descarga la aplicación APKPure para obtener más recompensas y descuentos en juegos
¡Un clic para instalar archivos XAPK/APK en Android!