Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies

Oписание Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

Ciyaar Waxbarasho oo abaalmarin heshay oo ku caawin caruurta barashada akhriska!

Quudi Cirfiidka Wasaay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u Waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!

WAA MAXAY QUIDI CIRFIIDKA?

Quudi Cirfiidka Waxay isticmaali Farsamad la xaqiijiyey ee ah 'ciyaar si aad Wax u Barato' si loo hawgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida Wax loo akhriyo. Carruurtu Waskay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.

WAA LACAG LA’AAN SOO DAJINTA, WAX XAYYSIIN AH MA JIRO, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO!

Dhammaan maadada waa 100% lacag la'aan, Waxa Sameeyey Literacy Nonprofit Curious Learning, CET iyo Apps Factory

QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:

• Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh

• Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida

• Ciyaarta xasuusta ereyada

• Слушайте "Codka kaliya" oo tartan leh

•Warbixinta horumarka waalinka

• Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah

•Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh

•Waxa loo Sameeyey si loo horumariyo xirfadaha Dareen-dhaqameed

• Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan

• Ma jiraan Wax xayeesiin ah

• Loo ma baahno ku xirid Internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA

Cayaarta Wasaay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku Dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay kamid tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan in ay horumariyaan saldhig adag ee khriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, Wasaa loo Sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta Dareen-dhaqameedka ee carruurta.

Quudi Cirfiidka Wasaa Maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Норвегия si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga Waxaa loo Sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.

Quudi Cirfiidka Waxaa u badelay ama نu habeeyey of Ingriiska Curious Learning hay’ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo Waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, Waxameeyayaal, iyo Wax Barayaal oo xooga saaraya in ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta Waxbarasho khris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku Saleysan caddayn iyo xog (macluumaad) - Waxayna ka-shaqeynayan inay ku soeanoan ama

Загрузка перевода...

Дополнительная информация о Игры

Последняя версия

Запросить Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) обновление 9

Загрузил

Babyss Ma

Требуемая версия Android

Android 4.1+

Available on

Скачать Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) с Google Play

Ещё

Что нового в последней версии 9

Last updated on 14/08/2021

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Ещё

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) Скриншоты

Загрузка комментария
Язык
Подпишитесь на APKPure
Будьте первым, кто получит доступ к раннему выпуску, новостям и руководствам лучших игр и приложений для Android.
Нет, спасибо
Подписаться
Подписка оформлена!
Теперь вы подписаны на APKPure.
Подпишитесь на APKPure
Будьте первым, кто получит доступ к раннему выпуску, новостям и руководствам лучших игр и приложений для Android.
Нет, спасибо
Подписаться
Подписаны!
Теперь вы подписаны на нашу рассылку.