Kasbade Online Shopping - Iibi

Kasbade Online Shopping - Iibi

Bariidiye
Feb 12, 2021
  • 1.9 MB

    File Size

  • Android 4.4+

    Android OS

About Kasbade Online Shopping - Iibi

Ku iibi oo ka iibso si amaana oo dhib la’aana, kharash la’aana ah kasbade app.

Ka iibso oo ku iibi ama kusoo geli alaabta aad iibinaysid daqiiqado gudaheeda. Booqo alaabo kala duwan oo sida mobilada & qalabkooda, quruxda & caafimaadka, kombayuuratada & qalabkooda, ama agabkii guriga & jikada ugu dambeeyay ee tayadoodu sarayso ku qalabee gurigaaga.

Hadii aysan intaasi kugu filnayn, kasbade wuxuu kuu balan qaadayaa dukaamaysi aadan ilaawi doonin oo ah:

• Alaabo tayadoodu sarayso oo ku qancin doonaa

• Si fudud ku alaabta aad doonaysid adiga oo isticmaalaya search form-ka aanu kuu fududaynay.

• Qiimo dhimis & hadyado joogto ah oo aadan meel kale ka heli doonaan

• 95% alaabta bilaash ayaa laguugu keenaya

• Ilaalinta dalabaadka iibsadaha

• Lacag bixin amaana

Ku isticmaal meeshaad doontid kasbade marketplace oo ku iibi alaabtaada si kharash la’aana oo dhib la’aana ama ka iibso alaabta aad xiisaynayso si amaana oo dhakhsiyo ah. Kaliya ku download gareyso ama kula soo deg mobile-kaga hada.

Ma raabtaa inaad wax badan naga sii ogaato, fariin noo soo dir!

Maxaanu hagaajinay? Agah, hadii aanu wax khalad ah samaynayno, noogu soo sheeg! Kasbade, dukaamaysigaagu waa muhiimadayada koowaad sidaa daraadeed nala soo wadaag sidii aan adeegayaga u sii horumarin lahayn iyo weliba app kayaga.

Show More

What's new in the latest 5.346.4

Last updated on 2021-02-12
Ku iibi oo ka iibso si dhib, la’aana kharash oo ah kasbade app.
Show More

Videos and Screenshots

  • Kasbade Online Shopping - Iibi for Android official Trailer
  • Kasbade Online Shopping - Iibi screenshot 1
  • Kasbade Online Shopping - Iibi screenshot 2
  • Kasbade Online Shopping - Iibi screenshot 3
  • Kasbade Online Shopping - Iibi screenshot 4
  • Kasbade Online Shopping - Iibi screenshot 5
  • Kasbade Online Shopping - Iibi screenshot 6
  • Kasbade Online Shopping - Iibi screenshot 7

Kasbade Online Shopping - Iibi APK Information

Latest Version
5.346.4
Category
Shopping
Android OS
Android 4.4+
File Size
1.9 MB
Developer
Bariidiye
Safe & Fast APK Downloads on APKPure
APKPure uses signature verification to ensure virus-free Kasbade Online Shopping - Iibi APK downloads for you.

Old Versions of Kasbade Online Shopping - Iibi

APKPure icon

Super Fast and Safe Downloading via APKPure App

One-click to install XAPK/APK files on Android!

Download APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies