Safe & Fast APK Downloads on APKPure
APKPure uses signature verification to ensure virus-free Salaam Data APK downloads for you.
Gadho Xirmooyin Internet ah si fudud
Salaam Data waa adeeg cusub oo ku qaabilsan Xirmooyinka internet-ka SOMNET. Waxaad ka gadhan kartaa xirmo fara badan oo qiima jaban. Xirmooyinka waxey ka bilaabaneysaa 480MB oo qiimahiisa yahay $0.5. Si Deg Deg ah ayaa hela kartaa xirmada aad dalbatay.
Maanta ka faaideyso Xirmooyin Qiima jaban, Ku Isticmaal Salaam Data!
One-click to install XAPK/APK files on Android!