Safe & Fast APK Downloads on APKPure
APKPure uses signature verification to ensure virus-free Barashada Salaada APK downloads for you.
Halkan Ka Baro Sida Salaada Loo Tukado...
Salaadu waa tiirka labaad ee islaamka, xikmada salaada ku jirta waxaa ka mid ah:
- Salaadu waxay qofka bartaa haybtiisa runta ah, taas oo ah in uu yahay adoon ILLAAHEY, mar kasta oo uu mashquulo qofku waxay xasuusinaysaa in uu yahay adoon ILLAAHAY, kolkaas ayuu cibaadadii soo gudanayaa.
- Salaadu waxay dejisaa dareennada kala duwan ee nafta.
- Salaadu waxay qofka u horseedaa xumaanta in uu ka tago, kuna dadaalo in uu ILLAAHAY u laabto.
One-click to install XAPK/APK files on Android!