Barashada Salaada

Soomaal Tech
Oct 7, 2020

Tentang Barashada Salaada

Halkan Ka Baro Sida Salaada Loo Tukado ...

Salaadu waa tiirka labaad ee islaamka, xikmada salaada ku jirta waxaa ka mid ah:

- Salaadu waxay qofka bartaa haybtiisa runta ah, TAAS oo ah di uu yahay adoon ILLAAHEY, mar kasta oo uu mashquulo qofku waxay xasuusinaysaa di uu yahay adoon ILLAAHAY, kolkaas ayuu cibaadadii soo gudanayaa.

- Salaadu waxay dejisaa dareennada kala duwan ee nafta.

- Salaadu waxay qofka u horseedaa xumaanta di uu ka Tago, kuna dadaalo di uu ILLAAHAY u laabto.

Tampilkan SelengkapnyaTampilkan sedikit

Pengunduhan Super cepat dan aman melalui aplikasi APKPure

Sekali klik untuk menginstal file XAPK/APK di Android!

Unduh APKPure