Ka iibso High Speed Data xirmooyinka Somnet Data oo Raqiis ah
Waxaad ka iibsan kartaan xirmooyinka Somnet . Hada kadib uma baahnid in aad cid la hadashid ama qarash telefan ku bixisid si laguugu shubo xirmo SomNet hadii aad isticmaashaan High Speed Data. Sidoo kale ka waxaad ka heli doontaa Adeegyada EVC Plus, ANFAC iyo Artimet