About OGAAL
OGAAL waa app kuu sahlaayo in fadhigaaga aad kala socoto alaabyo iyo adeegyo
OGAAL waa app kuu sahlaayo in fadhigaaga aad kala socoto ganacsiyada magaala alaabada iyo adeegyada cusub ay soo kordhiyaan.
Sidoo kale ganacsatada wuxuu u yahay suuqgeyn casri ah oo ay ku hormarin karaan ganacsigooda si ay bulshada uga gadaan ganacsigooda. Sido kale hadane raqiis ah oo ay awoodi karaan dhamaan ganacsiyada.
Waxaa ka helee xogta ganacsiyada oo dhameestiran sida:
- Logada ganacsiga
- Numberka laga helo
- Email address laga helo
- Location ganacsiga
Sidoo kale waxaa kala socon kartaa:
- Alaabada iyo adeegyada ay iibinaayaan ganacsiyada
- Qiima dhimis hadee sameenaaayan
What's new in the latest 1.0
- Like posts
- Search by category
- Check nearby businesses
OGAAL APK Information

Super Fast and Safe Downloading via APKPure App
One-click to install XAPK/APK files on Android!