Ka iibso Saafi Data App xirmooyinka Somtel ama Somnet Data oo Raqiis ah
Waxaad ka iibsan kartaan xirmooyinka Somtel iyo SomNet. Hada kadib uma baahnid in aad cid la hadashid ama qarash telefan ku bixisid si laguugu shubo xirmo Somtel ama SomNet hadii aad isticmaashaan Saafi Data app. Sidoo kale ka waxaad ka heli doontaa Adeegyada EVC Plus, ANFAC iyo Artimet