Jaamacadaha

Jaamacadaha

  • 2.4 MB

    Tamanho do arquivo

  • Android 4.0.3+

    Android OS

Sobre este Jaamacadaha

Appka, jamacadaha, waxana, ka, heli, kartaa, dhammaan, jaamacadaha, dalka

Appka Jaamacadaha waa programa Bilaash (grátis) ah fududeynaya isku xirka jaamacadaha iyo ardayda cusub ee daneyneya ku biirida jaamacada.

Qeybta Jaamacadaha

Jaamacadaha waxay soo gelin Karaan fakaltiyada ay bixiyaan, warbixin ku saabsan xogta guud ee jaamacada sida Visão, Missão, sobre iyo Meelaha jaamacada lagala soo xiriiri karo.

Sidoo kale, jaamacadaha, waxay, soo, gelin, karaan, muuqaal, guud oo, kusaabsan, jaamacada, ama muuqaal, loogu, tala galay, admissão ka, cusub, ee, sanad, kama, ku, haboon, iyadoo, Muuqaalka, la, dhigayo, Chanelka Youtube ka jaamacada kadibna lagu xirayo Appka.

Jaamacada waxay kaloo soo gelin karaan fursadaha deeqda waxbarasho ee ay hayaan sida bolsa completa iyo desconto.

Jaamacadaha waxay, ardaydooda ku, ogeysiin, karaan, ama, karan, Dhacdooyinka, Lacag, bixinta, Seminaarada, iyo, Xafladaha, iyadoo, Notificação, ahaan, uu si, fudud, ugu gaarayo, dhammaan, ama ardayda Jaamacada kaliya.

Jaamacadaha Waxay toos ugu xiri karaan Appka Jaamacada ay leedahay ama em Appka Jaamacadaha ay u istcmaasho meel ay ardayda Natiijooyinka imtixaanka.

Jaamacadaha waxaa la siinayaa tababar ku saabsan sida ay uga faa'ideysan Karaan Appkaan, una soo gashan Karaan xogaha jaamacada, sidoo Kalana ula Socon Karaan Ardayda jaamacada soo codsatay.

Qeybta Ardayda Dhigata ama ka qalin jabisay Jaamacadaha

Ardayda dhigata jaamacadaha ama ka qalin jabisay waxay soo gelin karaan Tusmooyin ku saabsan waxa jaamacada ka barteen, kana f'ideen sidoo kalana waxay kuusoo dhawyn karaan uguna baaqi karaan kuusoo biirida Jaamacada ay dhigtaan.

Sidoo kale ardayda waxay ka heli karaan Su'aalo iyo Jawaabo Aqoon korosi ah oo ku saabsan fakaltiyada ay dhigtaan.

Ardayda Jaamcadaha waxay kaloo kala socon karaan Seminaarada iyo Tababarda ay bixiyan hay'adaha, Shirkadaha ama jaamacadaha couve.

Qeybta Ardayda Cusub

Ardiada ama waalidiinta iyo guud ahaan bulshada inteeda kale waxay si fudud uga baari karaan xogta jaamacadaha oo muqaal iyo qoraal ah sida Fakaltiyada, Fursadaha waxbarasho iyo xogta guud ee jaamacadaha.

Ardayda waxay kaloo ka heli karaan Tuamooyinka ay jaamacadaha ka bixiyeen Ardayda ka qalin jabisay ama dhigata jaamacdaha, sida Magaca ardayga, Fakaltiga uu bartay, Halka uu kashaqeeyo iyo wuxuu jaamacada ka faa'iday kana kororsaday intuu dhiganayay.

Ardayda waxay kaloo ka heli karaan talooyin ku saaban doorashada Fakaltiyada, Baraarujinta Hab dhaqanka jaamacadaha, Maahmaayo waxbarashada ku saabsan, Waxaad kala socon kartaa tirada iyo tayada jaamacadaha gobolka banaadir iyo gobolada couve.

Waxaad kaloo ka heli kartaa Fursadaha waxbarashada dibada sida dalalka Turkiga, Uganda, Bangaldesh, Malásia, paquistanesa, Ruushka iyo Wadamo couve.

Mostrar mais

Novidades em 2.5 mais recente

Last updated on 2020-05-13
Waxaa si toos ah ugula sheekeysan kartaa Whatsappka Jaamacada
Waaxd fariin toos ah ugu diri kartaa Jaamacada
Mostrar mais

Vídeos e capturas de tela

  • Jaamacadaha Cartaz
  • Jaamacadaha imagem de tela 1
  • Jaamacadaha imagem de tela 2
  • Jaamacadaha imagem de tela 3
  • Jaamacadaha imagem de tela 4
  • Jaamacadaha imagem de tela 5
  • Jaamacadaha imagem de tela 6
  • Jaamacadaha imagem de tela 7

Versões Antigas de Jaamacadaha

APKPure ícone

Baixar de Forma Rápida e Segura via APKPure App

Um clique para instalar arquivos XAPK/APK no Android!

Baixar APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies