Über Jaamacadaha
Appka jamacadaha waxana ka heli kartaa dhammaan jaamacadaha dalka
Appka Jaamacadaha waa program Bilaash (Kostenlos) ah fududeynaya isku xirka jaamacadaha iyo ardayda cusub ee daneyneysa ku biirida jaamacada.
Qeybta Jaamacadaha
Jaamacadaha waxay soo gelin karaan fakaltiyada ay bixiyaan, warbixin ku saabsan xogta guud und jaamacada sida Vision, Mission, über iyo
Sidoo kale jaamacadaha waxay soo gelin karaan muuqaal guud oo kusaabsan jaamacada ama muuqaal loogu tala galay Eintritt ka cusub ee sanad dugsiyeed kasta ku haboon iyadoo
Jaamacada waxay kaloo soo gelin karaan fursadaha deeqda waxbarasho ee ay hayaan sida Volles Stipendium iyo Rabatt.
Jaamacadaha waxay ardaydooda ku ogeysiin karaan ama ugugudin karan Dhacdooyinka, Lacag bixinta, Seminaarada iyo Xafladaha iyadoo Benachrichtigung ahaan uu si fudud ugu gaarayo dhammaan ama ardayda Jaamacada kaliya.
Jaamacadaha Waxay toos ugu xiri karaan Appka Jaamacada ay leedahay ama in Appka Jaamacadaha u iscmaasho meel ay ardayda Natiijooyinka imtixaanka.
Jaamacadaha waxaa la siinayaa tababar ku saabsan sida ay uga faa’ideysan karaan
Qeybta Ardayda Dhigata ama ka qalin jabisay Jaamacadaha
Ardayda dhigata jaamacadaha ama ka qalin jabisay waxay soo gelin karaan Tusmooyin ku saabsan waxa jaamacada ka barteen, kana f’ideen sidoo kalana waxay kuusoo dhawyn karaan uguna baaqi karaan kuusoo biirida Jaamacadaay.
Sidoo kale ardayda waxay ka heli karaan Su’aalo iyo Jawaabo Aqoon korosi ah oo ku saabsan fakaltiyada ay dhigtaan.
Ardayda Jaamcadaha waxay kaloo kala socon karaan Seminaarada iyo Tababarda ay bixiyan hay’adaha, Shirkadaha ama jaamacadaha kale.
Qeybta Ardayda Cusub
Es gibt eine Liste mit Grünkohl-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs-Wachs
Ardayda waxay kaloo ka heli karaan Tuamooyinka ay jaamacadaha ka bixiyeen
Ardayda waxay kaloo ka heli karaan talooyin ku saabsan doorashada Fakaltiyada, Baraarujinta Hab dhaqanka jaamacadaha, Waxaayo waxbarashada ku saabsan, Waxaad kala socon kartaa tirade iyo tayada jaamacadaha gobolka banaadir jaamacadaha.
Waxaad kaloo ka heli kartaa Fursadaha waxbarashada dibada sida dalalka Turkiga, Uganda, Bangaldesh, Malasia, Pakistaner, Ruushka iyo Wadamo-Kohl.
What's new in the latest 2.5
Waaxd fariin toos ah ugu diri kartaa Jaamacada
Jaamacadaha APK -Informationen
Alte Versionen von Jaamacadaha
Jaamacadaha 2.5
Jaamacadaha 2.4

Superschnelles und sicheres Herunterladen über die APKPure-App
Ein Klick zur Installation von XAPK/APK-Dateien auf Android!