Jaamacadaha

Jaamacadaha

  • 2.4 MB

    Rozmiar Pliku

  • Android 4.0.3+

    Android OS

O Jaamacadaha

Appka jamacadaha waxana ka heli kartaa dhammaan jaamacadaha dalka

Appa Jaamacadaha waa program Bilaash (Free) a fududeynaya is a xirka jaamacadaha iyo ardayda cusub ee daneyneysa ku biirida jaamacada.

Qeybta Jaamacadaha

Jaamacadaha waxay soo gelin karaan fakaltiyada ay bixiyaan, warbixin ku saabsan xogta guud ee jaamacada sida Vision, Mission, o iyo Meelaha jaamacada lagala soo xiriiri karo.

Sidoo kale jaamacadaha waxay soo gelin karaan muuqaal guud oo kusaabsan jaamacada amu muuqaal loogu tala galay adm ka ka cusub ee sanad dugsiyeed kasta ku haboon iyadoo Muuqaalka la dhigayo Chanelka Youtube ka jaamacada kadibna lagu xirayo Appka.

Jaamacada waxay kaloo soo gelin karaan fursadaha deeqda waxbarasho ee ay hayaan sida Full Scholarship iyo Discount.

Jaamacadaha waxay ardaydooda ku ogeysiin karaan am ugugudin karan Dhacdooyinka, Lacag bixinta, Seminaarada iyo Xafladaha iyadoo Powiadomienie ahaan uu si fudud ugu gaarayo dhammaan ama ardayda Jaamacada kaliya.

Jaamacadaha Waxay toos ugu xiri karaan Appa Jaamacada ay leedahay ama in Appka Jaamacadaha ay u istcmaasho meel ay ardayda Natiijooyinka imtixaanka.

Jaamacadaha wosku w szufladzie do szuflady na szufladzie i na sznurek karaibski, w szufladzie na karaiby xogaha jaamacada, sidoo kalana w szarej karaanie Ardayda soo codsatay jaamacada.

Qeybta Ardayda Dhigata ama ka qalin jabisay Jaamacadaha

Ardayda dhigata jaamacadaha ama ka qalin jabisay waxay soo gelin karaan Tusmooyin ku saabsan wosku jaamacada ka barteen, kana f'ideen sidoo kalana waxay kuusoo dhawyn karaan uguna baaqi karaan kuusoo biirida Jaamacada ay dhigtaan.

Sidoo kay ardayda waxay ka heli karaan Su’aalo iyo Jawaabo Aqoon korosi ah oo ku saabsan fakaltiyada ay dhigtaan.

Ardayda Jaamcadaha waxay kaloo kala socon karaan Seminaarada iyo Tababarda ay bixiyan say'adaha, Shirkadaha ama jaamacadaha jarmuż.

Qeybta Ardayda Cusub

Ardayda ama waalidiinta iyo guud ahaan bulshada inteeda kale waxay i fudud uga baari karaan xogta jaamacadaha oo muqaal iyo qoraal ah sida Fakaltiyada, Fursadaha waxbarasho iyo xogta guud ee jaamacadaha.

Ardayda waxay kaloo ka heli karaan Tuamooyinka a jaamacadaha ka bixiyeen Ardayda ka qalin jabisay ama dhigata jaamacdaha, sida Magaca ardayga, Fakaltiga uu bartay, Halka u kashaqeeyo io wuxu jaamacada ka faaidid kana kororsaday intuu dhiganayay.

Ardayda waxay to karaoke talooyin ku saabsan doorashada Fakaltiyada, Baraarujinta Hab dhaqanka jaamacadaha, Maahmaayo waxbarashada ku saabsan, Waxaad kala socon karta tirade iyo tayada jaamacadaha gobolka banaadir iyo gobolada kale.

Waxaad kaloo karty do gry Fursadaha waxbarashada dibada sida dalalka Turkiga, Uganda, Bangaldesh, Malasia, Pakistaan, Ruushka iyo Wadamo jarmuż.

Pokaż więcej

What's new in the latest 2.5

Last updated on 2020-05-13
Waxaa si toos ah ugula sheekeysan kartaa Whatsappka Jaamacada
Waaxd fariin toos ah ugu diri kartaa Jaamacada
Pokaż więcej

Filmy i zrzuty ekranu

  • Jaamacadaha plakat
  • Jaamacadaha screenshot 1
  • Jaamacadaha screenshot 2
  • Jaamacadaha screenshot 3
  • Jaamacadaha screenshot 4
  • Jaamacadaha screenshot 5
  • Jaamacadaha screenshot 6
  • Jaamacadaha screenshot 7

Stare wersje Jaamacadaha

APKPure ikona

Superszybkie i bezpieczne pobieranie za pośrednictwem aplikacji APKPure

Jedno kliknięcie, aby zainstalować pliki XAPK/APK na Androidzie!

Pobierz APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies