Jaamacadaha

Jaamacadaha

  • 2.4 MB

    حجم الملف

  • Android 4.0.3+

    Android OS

عن Jaamacadaha

Appka jamacadaha waxana ka heli kartaa dhammaan jaamacadaha dalka

Appka Jaamacadaha waa Bilaash (مجاني) آه fududeynaya isku xirka jaamacadaha iyo ardayda cusub ee daneyneysa ku biirida jaamacada.

قبيلة جامكاداها

Jaamacadaha waxay soo gelin karaan fakaltiyada ay bixiyaan، warbixin ku saabsan xogta guud ee jaamacada sida Vision، Mission، about iyo Meelaha jaamacada lagala soo xiri karo.

Sidoo kale jaamacadaha waxay soo gelin karaan muuqaal guud oo kusaabsan jaamacada ama muuqaal loogu tala galay admission ka cusub ee sanad dugsiyeed kasta ku haboon iyadoo Muuqaalka la dhigayo kaibai

Jaamacada waxay kaloo soo gelin karaan fursadaha deeqda waxbarasho ee ay hayaan sida Full Scholarship iyo Discount.

Jaamacadaha waxay ardaydooda ku ogeysiin karaan ama ugugudin karan Dhacdooyinka، Lacag bixinta، Seminaarada iyo Xafladaha iyadoo Notification ahaan uu si fudud ugu gaarayo ama ardada.

Jaamacadaha Waxay toos ugu xiri karaan Appka Jaamacadaha ay leedahay ama في Appka Jaamacadaha ay u istcmaasho meel ay ardayda Natiijooyinka imtixaanka.

Jaamacadaha waxaa la siinayaa tababar ku saabsan sida ay uga faa’ideysan karaan Appkaan، una soo gashan karaan xogaha jaamacada، sidoo kalana ula socon karaan Ardayda soo codsatay jaamacada.

قبيلة عريضه ضغاتا أما قلاين جابيساي جامكاداها

Ardayda dhigata jaamacadaha ama ka qalin jabisay waxay soo gelin karaan Tusmooyin ku saabsan waxa jaamacada ka barteen، kana f’ideen sidoo kalana waxay kuusoo dhawyn karaan aaaa

Sidoo kale ardayda waxay ka heli karaan Su’aalo iyo Jawaabo Aqoon korosi ah oo ku saabsan fakaltiyada ay dhigtaan.

Ardayda Jamcadaha waxay kaloo kala socon karaan Seminaarada iy Tab Tab Tababarda ay bixiyan hay’adaha، Shirkadaha ama jaamacadaha kale.

قبيلة عريضه

Ardayda ama waalidiinta guo guud ahaan bulshada inteeda kale waxay si fudud uga baari karaan xogta jaamacadaha oo muqaal iyo qoraal ah sida Fakaltiyada، Fursadaha waxbarasho iyo xogta guada

Ardayda waxay kaloo ka heli karaan Tuamooyinka ay jaamacadaha ka bixiyeen Ardayda ka qalin jabisay ama dhigata jaamacdaha، sida Magaca ardayga، Fakaltiga uu bartay، Halka uu kashauçãouaia

Ardayda waxay kaloo ka heli karaan talooyin ku saabsan doorashada Fakaltiyada، Baraarujinta Hab dhaqanka jaamacadaha، Maahmaayo waxbarashada ku saabsan، Waxaad kala socon kartaa tirade iyooobadada

Waxaad kaloo ka heli kartaa Fursadaha waxbarashada dibada sida dalalka Turkiga، Uganda، Bangaldesh، Malasia، Pakistaan، Ruushka iyo Wadamo kale.

عرض المزيد

What's new in the latest 2.5

Last updated on 2020-05-13
Waxaa si toos ah ugula sheekeysan kartaa Whatsappka Jaamacada
Waaxd fariin toos ah ugu diri kartaa Jaamacada
عرض المزيد

فيديوهات ولقطات الشاشة

  • Jaamacadaha الملصق
  • Jaamacadaha تصوير الشاشة 1
  • Jaamacadaha تصوير الشاشة 2
  • Jaamacadaha تصوير الشاشة 3
  • Jaamacadaha تصوير الشاشة 4
  • Jaamacadaha تصوير الشاشة 5
  • Jaamacadaha تصوير الشاشة 6
  • Jaamacadaha تصوير الشاشة 7

الإصدارات القديمة لـ Jaamacadaha

APKPure أيقونة

قم بتنزيل سريع وآمن بالغاية عبر تطبيق APKPure

قم بتثبيت ملفات XAPK/APK بنقرة واحدة على أندرويد!

تحميل APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies