Rikaab Darawal


1.0.38 por TABAARAK ICT SOLUTIONS
01/04/2024 Versiones antiguas

Sobre Rikaab Darawal

Rikaab waa raali geliyahaaga

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab

1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii en línea yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan en la diiday ama en la aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah en darwalku u soo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah en darawalku soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.

9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta, sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.

Información Adicional de Aplicación

Última Versión

1.0.38

Presentado por

سيد مجتبى الموسوي الموسوي

Requisitos

Android 5.0+

Disponible en

Mostrar más

Usar la aplicación APKPure

Obtener Rikaab Darawal versión histórica en Android

Descargar

Usar la aplicación APKPure

Obtener Rikaab Darawal versión histórica en Android

Descargar

Alternativa de Rikaab Darawal

Obtenga más de TABAARAK ICT SOLUTIONS

Descubrir