Rikaab Darawal


1.0.38 bởi TABAARAK ICT SOLUTIONS
Apr 1, 2024 Phiên bản cũ

Về Rikaab Darawal

Rikaab waa raali geliyahaaga

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab

1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay trực tuyến yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah trong darwalku u soo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah trong darawalku soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.

9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta, sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.

Thông tin thêm Ứng dụng

Phiên bản mới nhất

1.0.38

Được tải lên bởi

سيد مجتبى الموسوي الموسوي

Yêu cầu Android

Android 5.0+

Available on

Hiển thị nhiều hơn

Use APKPure App

Get Rikaab Darawal old version APK for Android

Tải về

Use APKPure App

Get Rikaab Darawal old version APK for Android

Tải về

Rikaab Darawal Thay thế

Xem thêm từ TABAARAK ICT SOLUTIONS

Phát hiện