Rikaab Darawal


1.0.38 door TABAARAK ICT SOLUTIONS
Apr 1, 2024 Oude versies

Over Rikaab Darawal

Rikaab waa raali geliyahaaga

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab

1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo garay.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Marki la Gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.

9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido boerenkool mid walba kan boerenkool ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.

Aanvullende APP -informatie

Laatste Versie

1.0.38

Geüpload door

سيد مجتبى الموسوي الموسوي

Android vereist

Android 5.0+

Available on

Meer Info

Use APKPure App

Get Rikaab Darawal old version APK for Android

Downloaden

Use APKPure App

Get Rikaab Darawal old version APK for Android

Downloaden

Rikaab Darawal Alternatief

Krijg meer van TABAARAK ICT SOLUTIONS

Ontdekken