Rikaab Darawal


1.0.38 oleh TABAARAK ICT SOLUTIONS
Apr 1, 2024 Versi Lama

Mengenai Rikaab Darawal

Rikaab waa raali geliyahaaga

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab

1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan di la diiday ama di la aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah di darwalku u soo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah di darawalku soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.

9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta, sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.

Maklumat APLIKASI tambahan

Versi Terbaru

1.0.38

Dimuat naik oleh

سيد مجتبى الموسوي الموسوي

Memerlukan Android

Android 5.0+

Available on

Tunjukkan Lagi

Rikaab Darawal Alternatif

Dapatkan lebih banyak daripada TABAARAK ICT SOLUTIONS

Cari