Rikaab Darawal


1.0.38 by TABAARAK ICT SOLUTIONS
2024年04月01日 旧バージョン

Rikaab Darawalについて

Rikaab waa raali geliyahaaga

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook amagoogle。

Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab

1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib Waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw eeRikaab。

2-Dalabkada Waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay、isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidikara。

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in laaqbalay。

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahymacmiilku。

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdodhankiisa。

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soogaaray。

7-Kadib Waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raacogaariga。

8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka Waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagtasafarka。

9-Ugu danbeen labadaba Waxay aqbali doonan warqada lacagta、sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka kusocday。

アプリの追加情報

最終のバージョン

1.0.38

投稿者

سيد مجتبى الموسوي الموسوي

Android 要件

Android 5.0+

Available on

もっと見る

APKPure Appを使用する

Rikaab Darawalの旧いバージョンをダウンロードすることが可能

ダウンロード

APKPure Appを使用する

Rikaab Darawalの旧いバージョンをダウンロードすることが可能

ダウンロード

Rikaab Darawalの類似アプリ

TABAARAK ICT SOLUTIONS からもっと手に入れる

発見