Rikaab Darawal


1.0.38 przez TABAARAK ICT SOLUTIONS
Apr 1, 2024 Stare wersje

O Rikaab Darawal

Rikaab waa raali geliyahaaga

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

Warbixin dhameestiran lub ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab

1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii jest online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan w diiday ama w aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah w darwalku u soo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah w darawalku soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad jest ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.

9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta, sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.

Dodatkowe informacje APLIKACJA

Ostatnia Wersja

1.0.38

Przesłane przez

سيد مجتبى الموسوي الموسوي

Wymaga Androida

Android 5.0+

Available on

Pokaż więcej

Use APKPure App

Get Rikaab Darawal old version APK for Android

Pobierz

Use APKPure App

Get Rikaab Darawal old version APK for Android

Pobierz

Rikaab Darawal Alternatywa

Zdobądź wiecej z TABAARAK ICT SOLUTIONS

Odkryć