Sheekh Isaxaaq

Sheekh Isaxaaq

Soomaal Technology
Oct 21, 2021
  • 26.9 MB

    Saiz Fail

  • Android 4.0.3+

    Android OS

Mengenai Sheekh Isaxaaq

Sh.Isaxaaq wuxuu ku dhashay magaalada Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr

Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra (AD836-891) ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad. Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray, kuna bilaabay barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba.

Hase ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado. Waayo, isagoo weli caruur ah, ayuu awoowgii go 'aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro, si uu uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa.

Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana, waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada, gaar ahaan culimada waaweyn.

Taasoo abuurtay in culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq.

Sannadkii 498 Hijra (AD1105) ayuu Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq.

Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii, carruurtiisii, iyo wixii ay sii dhaleen, oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof. Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina. Sagaal wiil oo saddex bahood kala ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq.

Tunjukkan Lagi

What's new in the latest 3.0

Last updated on 2021-10-21
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...
Tunjukkan Lagi

Video dan tangkapan skrin

  • Sheekh Isaxaaq penulis hantaran
  • Sheekh Isaxaaq syot layar 1
  • Sheekh Isaxaaq syot layar 2
  • Sheekh Isaxaaq syot layar 3
  • Sheekh Isaxaaq syot layar 4
  • Sheekh Isaxaaq syot layar 5
  • Sheekh Isaxaaq syot layar 6
  • Sheekh Isaxaaq syot layar 7

Versi lama Sheekh Isaxaaq

Sheekh Isaxaaq 3.0

26.9 MBOct 21, 2021
Muat Turun
APKPure ikon

Muat Turun Super Pantas dan Selamat melalui Apl APKPure

Satu klik untuk memasang fail XAPK/APK pada Android!

Muat Turun APKPure
thank icon
Kami gunakan kuki dan teknologi yang lain pada laman web ini untuk menambah baik pengalaman anda.
Dengan klik mana-mana pautan pada halaman ini, anda bersetuju dengan Dasar Privasi dan Dasar Kuki kami.
Baca Yang Selanjutnya