Sheekh Isaxaaq

Sheekh Isaxaaq

Soomaal Technology
Oct 21, 2021
  • 26.9 MB

    Bestandsgrootte

  • Android 4.0.3+

    Android OS

Over Sheekh Isaxaaq

Sh.Isaxaaq wuxuu ku dhashay magaalada Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr

Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra (AD836-891) ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad. Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray, kuna bilaabay barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba.

Hase ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado. Waayo, isagoo weli caruur ah, ayuu awoowgii go ‟aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro, si uu uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa.

Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana, waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada, gaar ahaan culimada waaweyn.

Taasoo in de buurt in culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq.

Sannadkii 498 Hijra (AD1105) ayuu Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq.

Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii, carruurtiisii, iyo wixii ay sii dhaleen, oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof. Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina. Sagaal zal oo saddex bahood kala ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq.

Meer Info

What's new in the latest 3.0

Last updated on 2021-10-21
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...
Meer Info

Video's en screenshots

  • Sheekh Isaxaaq-poster
  • Sheekh Isaxaaq screenshot 1
  • Sheekh Isaxaaq screenshot 2
  • Sheekh Isaxaaq screenshot 3
  • Sheekh Isaxaaq screenshot 4
  • Sheekh Isaxaaq screenshot 5
  • Sheekh Isaxaaq screenshot 6
  • Sheekh Isaxaaq screenshot 7

Sheekh Isaxaaq APK -informatie

Laatste versie
3.0
Android OS
Android 4.0.3+
Bestandsgrootte
26.9 MB
Ontwikkelaar
Soomaal Technology
Available on
Veilige en snelle APK Downloads op APKPure
APKPure gebruikt handtekeningverificatie om virusvrije Sheekh Isaxaaq APK downloads voor u te garanderen.

Oude versies van Sheekh Isaxaaq

APKPure-icoon

Supersnel en veilig downloaden via de APKPure-app

Eén klik om XAPK/APK-bestanden op Android te installeren!

Downloaden APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies