Sheekh Isaxaaq

Sheekh Isaxaaq

Soomaal Technology
Oct 21, 2021
  • 26.9 MB

    파일 크기

  • Android 4.0.3+

    Android OS

Sheekh Isaxaaq 정보

Sh.Isaxaaq wuxuu ku dhashay magaalada Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr

Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra (AD836-891) ka hor intaan caasimadda loo soo soojin magaalada Bagdaad. Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray, kuna bilaabay barashada diinta Islaamka iyo afka 카라 비가 바.

아야 우두 두루 후후후 umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado. Waayo, isagoo weli caruur ah, ayuu awoowgii goʻaansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro, si uu uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa.

Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana, waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada, gaar ahaan culimada waaweyn.

Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq.

Sannadkii 498 Hijra (AD1105) ayuu Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq.

Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii, carruurtiisii, iyo wixii ay sii dhaleen, oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof. Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina. Sagaal wiil oo saddex bahood kala ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo auw u ahaa Sheekh Isaxaaq.

더 보기

What's new in the latest 3.0

Last updated on 2021-10-21
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...
더 보기

비디오 및 스크린 샷

  • Sheekh Isaxaaq 포스터
  • Sheekh Isaxaaq 스크린샷 1
  • Sheekh Isaxaaq 스크린샷 2
  • Sheekh Isaxaaq 스크린샷 3
  • Sheekh Isaxaaq 스크린샷 4
  • Sheekh Isaxaaq 스크린샷 5
  • Sheekh Isaxaaq 스크린샷 6
  • Sheekh Isaxaaq 스크린샷 7

Sheekh Isaxaaq의 오래된 버전

APKPure 아이콘

APKPure 앱을통한매우빠르고안전한다운로드

한번의클릭으로 Android에 XAPK/APK 파일을설치할수있습니다!

다운로드 APKPure
thank icon
사용자 환경을 개선하기 위해 이 웹 사이트의 쿠키 및 기타 기술을 사용합니다.
이 페이지의 링크를 클릭하면 당사의 개인 정보 보호 정책쿠키 정책에 동의하는 것입니다.
더 알아보기