このSheekh Isaxaaqについて
Sh.Isaxaaq wuxuu ku dhashay magaalada Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr
Magaalada Samaarrawaxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra(AD836-891)ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad。 Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray、kuna bilaabay barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba。
長谷あはあてえドゥルウフフウマイサーミクシンイヌマーガラダーシクーシーノーラーアド。 Waayo、isagoo weli caruur ah、ayuu awoowgii go‟ aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro、si uu uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa。
Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana、waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada、gaar ahaan culimada waaweyn。
Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq。
Sannadkii 498 Hijra(AD1105)ayuu Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq。
Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii、carruurtiisii、iyo wixii ay sii dhaleen、oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof。 Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina。 Sagaal wiil oo saddex bahood kala ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq。
最新バージョン 3.0 の更新情報
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...