Sheekh Isaxaaq

Sheekh Isaxaaq

  • 26.9 MB

    اندازه فایل

  • Android 4.0.3+

    Android OS

درباره‌ی Sheekh Isaxaaq

Sh.Isaxaaq wuxuu ku dhashay magaalada Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr

Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra (AD836-891) ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad. Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray، kuna bilaabay barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba.

Hase ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado. Waayo، isagoo weli caruur ah، ayuu awoowgii go ‟aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro، si uu uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa.

Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana، waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada، gaar ahaan culimada waaweyn.

Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq.

Sannadkii 498 Hijra (AD1105) ayuu Maxamed بن Xuseen oo Awoow u aaa Sheekh Isaxaaq ka so haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq.

Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii، carruurtiisii، iyo wixii ay sii dhaleen، oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof. Waxayna u so haajireen magaalada Madiina. Sagaal wiil oo saddex bahood kala ah ayuu dhalay Maxamed بن Xuseen oo aewow u ahaa Sheekh Isaxaaq.

نمایش بیشتر

جدیدترین 3.0 چه خبر است

Last updated on 2021-10-21
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...
نمایش بیشتر

گیم پلی و اسکرین شات

  • پوستر Sheekh Isaxaaq
  • برنامه‌نما Sheekh Isaxaaq عکس از صفحه
  • برنامه‌نما Sheekh Isaxaaq عکس از صفحه
  • برنامه‌نما Sheekh Isaxaaq عکس از صفحه
  • برنامه‌نما Sheekh Isaxaaq عکس از صفحه
  • برنامه‌نما Sheekh Isaxaaq عکس از صفحه
  • برنامه‌نما Sheekh Isaxaaq عکس از صفحه
  • برنامه‌نما Sheekh Isaxaaq عکس از صفحه

نسخه‌های قدیمی Sheekh Isaxaaq

آیکون‌ APKPure

دانلود فوق سریع و ایمن از طریق برنامه APKPure

برای نصب فایل های XAPK/APK در اندروید با یک کلیک!

دانلود APKPure
thank icon
ما از کوکی ها و فناوری های دیگر در این وبسایت برای بهبود تجربه کاربری شما استفاده می کنیم.
با کلیک بر روی هر پیوند در این صفحه شما دستور خود را برای سیاست حفظ حریم خصوصیاینجاو سیاست فایلمی دهید.
بیشتر بدانید